Mid kamid ah La taliyaasha Farmaajo oo laga soo celiyay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo

Warar lagu kalsoonaan karo oo kusoo dhacay warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in maanta garoonka Diyaaradaha Kismaayo laga soo celiyay Cabdi Cali Raagge oo ah La Taliyaha  arimaha doorashooyinka Madaxweyne Farmaajo. Maamulka Jubbaland ayaa la sheegay in ay ka war heleen in diyaarad kasoo duushay magaalada Muqdisho uu la socdo Cabdi Cali Raagge , waxaana … Continue reading Mid kamid ah La taliyaasha Farmaajo oo laga soo celiyay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo